Bobi Wine oo loo diiday in gurigiisa ka baxo kana hadlay natiijada Doorashadii dhacday

Dalka Uganda waxaa khamiistii ka dhacday doorasho ay si weyn ugu loolameen Madaxweynaha talada dalka Uganda haya ee Yuweri Musaveni iyo siyaasiga da’da yar shacbiyada badana ku dhax leh Uganda ee Bobi Wine. Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay in Madaxweyne Yuweri Musaveni mar kale ku guuleestay doorashada dhacday khamiistii, waxaana kaalinta labaad doorashada kasoo galay Bobi … Continue reading Bobi Wine oo loo diiday in gurigiisa ka baxo kana hadlay natiijada Doorashadii dhacday